Xujeyda Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay dadaalka loo galay bixinta adeegga xajka ee sanadkaan
Dowladda Sacuudiga ayaa bilowday dhaqangalinta kaarar loogu talagalay in ay isticmaalaan xujeyda gudanaya waajibaadka xajka ee sanadkaan. Kaararkaan oo ah aqoonsi casri ah waa mid loogu talagalay in lagu fududeeyo...
Read more











