Ciidanka Booliiska oo xabsiga dhigay eedeysane ku kacay falal lid ku ah ammaanka .
Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali(Cadaawe Jiib) oo ku eedeysan falal lid ku ah sharciga dalka. Eedeysanaha oo...
Read more











