Madaxda Caafimaadka XFS iyo Gobolka Banaadir oo casho sharaf u sameeyay dhaqaatiir Masaari ah
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay dhaqaatiir ka socday Dalka Masaari oo howlo caafimaad oo isugu jiray daaweyn iyo qaliimmo...
Read more











