Kusimaha Madaxweynaha oo daahfuray Barnaamijka shaqo hufan “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo...
Read more











