Guddoomiya Gob.Banaadir oo kormeeray goobo badan oo ay ka socdaan dhaqdhaqaaq ganacsi
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay Suuqa Degmada Xamarweyne oo uu ka socdo dhaqdhaqaaq ganacsi oo baaxad leh....
Read more











