Hawlgal Ciidanka Qaran ku fuliyey oo lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah
Howlgal Guulaystay oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada Caalamka ayaa xalay laga fuliyey Dagmada KUNTU WAAREY ee gobolka Shabeellada hoose. Howlgalka oo ahaa Duqayn dhinaca cirka ah ayaa...
Read more











