Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta horumarinta...
Read more