Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay dhiggiisa Magaalada Bagdaad
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq, ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bagdaad Mudane Camaar Muuse Kaadim....
Read more











