Ciidanka Booliska gaarka ah ee KGS oo Howgalo ka sammeeyay qeybo kamid ah Gobalka Baay
Ciidanka Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa howlgal lagu Baacsanaayo Khawariijta ka sameeyeen Deegano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay . Howlgalka Waxaa horkacayey Taliyaha Ciidanka Daraawiishta...
Read more











