Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Axmed Shiikh Cali (Doodishe) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Safiirka Safaarada Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya....
Read more











