Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga dalkeenna. Wasiirka ayaa soo...
Read more











