Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Shir Madaxeedka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo...
Read more











