R/W Xamse Oo Qaabilay Wakiilka Gaarka Ah Ee Dowladda Shiinaha U Qaabilsan Arrimaha Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire LIU Yuxi. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wakiilka...
Read more

