Afhayeenka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaraxyaddii Maanta
Faahfaahinta Qaraxa 29-10-2022 Khawaarijta naf lacaariga ah ee Al-shabaab ayaa maanta Qaraxyo argagixiso ku beegsaday dad shacab ah oo isugu jira Caruur, Haween iyo dad kale...
Read more











