Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo Gaaray Muqdisho
Madaxweynayaasha maamulada goboleedyada ayaa soo gaari doona magaaladda Muqdisho. Xubno Wasiiro ah oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi,Xildhibaanadda labada golle, Mas’uuliyiin ka socotay xafiisyada...
Read more











