Ciidanka XDS oo Howlgalo Ka Sameeyay Degmada Awdheegle “SAWIRRO”
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliya, Ayaa howlgalo qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay nabadiidka Argagixisada Al-Shabaab, ku lahayeen xaafado hoostaga degmada Awdheegle. Howlgalka waxaa hoggaaminayay Taliyaha guutada 17-aad ee...
Read more











