Maalintii 1-aad ee diiwaan gelinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo soo idlaatay
1’ Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. 2’ Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada...
Read more











