Guddi 25 Xubin Ka Kooban Oo Loo Xilsaray Xalinta Arrimo Ka Taagan Gaalkacyo
Kulan ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin, waxgaradka iyo Cullima'udiinka, ayaa maanta lagu qebtay magaalada gaalkacyo. Waxaana kulanka looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen koontaroolka dhanka koonfureed ee Magaalada Galkacyo,...
Read more











