Guddiga Abaaraha ee Wasaaradda Gargaarka oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay deeq
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta diyaarad gargaar ah ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Guddiga abaaraha ee Wasaaradda gargaarka oo ay oo hoggaamineysay wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta...
Read more











