Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya Oo Loo Soo Magaacabay Mohamed El-Amine
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo bedelay Francisco Madeira oo bishii April ee...
Read more











