Wasiirka Warfaafinta oo guddoonsiiyey Shahaado Sharaf Madaxda Shirkadda Somprint
Kulan loogu mahadcelinaayay laguna gudoon siinaayey shahaado sharaf madaxda shirkada Somprint, ayaa lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka Warfaafinta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasimaha waaxda...
Read more











