Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo tababar u soo xiray koox ka shaqeeya Amniga Garoomada Dalka “SAWIRRO”
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya oo maanta tabbabar usoo xiray koox ka shaqaynaysa Amniga Garoomada Dalka. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Duran...
Read more











