Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Boqor Cusmaan Maxamuud (Buurmadoow)
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Boqor Cusmaan Maxamuud (Buurmadoow) Madaxweynaha iyo Boqor Buurmadoow ayaa ka...
Read more











