Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo kormeerey Ceelbiyood laga qodayo Deegaanka Gosol
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka Deegaanka Gosol oo ay baahi weyn u qabeen Bulshada. Waxaan...
Read more











