Ra’iisul Wasaare Rooble oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis cusub
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse Cali,...
Read more











