SoDMA iyo QM oo qabtay kulan looga hadlayay xaaladaha bini’aadantinnimo ee dalka
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Muqdisho ku qabatay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee Wadankeenna, waxaana si wadajir ah u guddoomiyay kulankaan Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA...
Read more











