Wasiirka Soomaaliya ee Ganacsiga oo kula la yeeshay Safiirka dalka Qatar
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr. Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...
Read more











