Dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta xariirka ka dhaxeeyo
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, mudane Wang Yu. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...
Read more











