Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaaminta Afrika
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaaminta Afrika ee la bixiyo, waxaana lagu guddoonsiiyey munaasabadda ka dhacday magaalada Davos ee dalka Switzerland. Abaalmarintan ayaa lagu maamuusay...
Read more











