Wasiirka Gadiidka Soomaaliya oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Sucuudi Carabiya
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal, ayaa Maanta kulan laqaadatay Dhigeeda Wasiiirka Gaadiidka Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. waxaana kulanka diiradda lagu saaray sare u...
Read more











