Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiis iskaasho oo u dhexeeyo Soomaaliya iyo Tanzania
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania, kaas oo ku saabsan iskaashiga difaaca...
Read more











