Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka oo Maalintiisa Labaad ka socda Muqdisho
Shir Sanadeedka 7-aad ee Garsoorka Dalka, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho, iyadoo sanadkaan cinwaankiisu yahay "Casriyeynta Garsoorka waa Xoojinta Caddaaladda". Shirkaan oo socon doona muddo saddex maalmood...
Read more











