Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana qaabbilsan arrimaha Soomaaliya, Mahi Boumediene. Labada Safiir ayaa ka...
Read more











