Madaxweynaha Soomaaliya oo hoggaaminaayo wafdi heer sare ah oo lagu soo dhaweeyey Turkiga
Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay...
Read more











