Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dowladda Japan la saxiixdey heshiis ay ku cafinayso lacag dhan 14-Bilyan
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi, ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay...
Read more











