Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay xuska maalinta Biyaha Adduunka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta Biyaha Adduunka, isla markaana loogu hadlaayay Arrimaha Biyaha, Deegaanka iyo Isbedelka...
Read more











