Wasiirka Deegaanka oo dalka Sacuudiga uga qeyb gashay shir looga hadlayay Cagaarinta Bariga dhexe
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya uga qeybgashay shir-ka Golaha Wasiirada ee Barnaamijka Cagaarinta Bariga dhexe...
Read more











