Bandhiga dalaga Beeraha oo lagu qabtay degamada Buulaburte
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte, ayaa ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Iskaashatada, ayaa soo bandhigay dalagyada ay beertaan...
Read more











