Maxay ku heshiiyeen hey’adaha sirdoonka Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro
Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dadaallada wadajirka ah ee looga hortagayo argagixisada. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad...
Read more