Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta hooyada iyo dhallaanka ee degmada Shibis.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Degmada Shibis oo dib-u-dhis lagu sameeyay. Mudane Yuusuf...
Read more