Taliyihii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya Oo Geeriyooday
Taliyihii hore ee ciidamada cirka soomaaliya dowladii militeriga Gen khaliif ciise Mudan ayaa ku geeriday wadanka turkiga oo uu mudo ku xanuusanaa. Marxuumka ayaa soo noqday wasiirka amniga puntland xukuumadii...
Read more











