Shirka Todobaadla Ah Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay tacadiyada loo geysto Haweenka+Sawirro
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee degmooyinka gobalka Banaadir oo looga hadlay todobaadkaan arrimaha tacadiyada loo geysto haweenka...
Read more











