Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u furay cutubyo ka mid noqonaya Boliiska Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa maanta xero ku taalla degmada Cadaado tababar uga furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa dardaaran u jeediyay cutubyadaan...
Read more