Ciidamada Danab oo kooxda Al-Shabaab ka saaray Kunturwaareey
Waraka naga soo gaaraya gobolka Sh.hoose, ayaa sheegaya in Ciidanka Kumaandooska Danab ay la wareegeen degmadda Kunturwaareey,halkaasi oo ay ku sugnaayeen Argagixisada Alshabaab. Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay Horjoogeyaal...
Read more