Guddiga adeegga shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa sheegay inay qasaareen lacag ka badan 125 milyan sedex bil ee ugu horeysay inta ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha iyo dibada oo loo hakiyay hortaga...
Read moreKu Simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e gobolka Mudug. Soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa...
Read moreCabdulcasiis Axmed Cumar waa Muwaadinka Soomaaliyeed oo muddo 5 sano ah kunoolaa dalka Denmark,gaar ahaan magaalada lagu magacaabo Tarm,dhawaan ayaa dowladda dalkaasi Denmark waxaa ay u sheegtay in sharcigii ay...
Read moreKulankan oo muhiimka ahaa ee dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u jooga waddanka Suudaan ayaa ka dhacay xafiiska Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb Maxamed Sheekh Isxaaq uu ku leeyahay magaalada Khaartuum...
Read moreSii hayaha wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaallka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan fogaan arraga la qaatay xubno ka tirsan hay’addaha lacagta Aduunka ee IMF iyo World Bank waxaana...
Read moreMadaxweyneha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray magaalada Beyruut kaddib qaraxii ka dhacay halkaasi. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay jawaab deg deg ah oo ku aadan xal u helidda qalalaasaha...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya...
Read moreMawaadin Soomaliyed oo kamid ahaa Soomaalida ku ganacsata Dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay dalkaasi. Marxuumka ayaa magaciisa lagu soo koobay Faarax Weyda oo ka mid ahaa Soomaalida ganacsiyada ku...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho