Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro
Dhallinyaro iskood isku abaabulay ayaa dib udayactir ku bilaabay kanaalka Sabuun oo muhiim u ah waraabka Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe.ee uu saameeyay fatahaadi wabiga shabeele waxaana lag saaray qashin iyo...
Read more