Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga
Wasiirka Wasaarada Amnuga Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi Iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Puntaland Maxamed C/Raxmaan Dhabancad oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay In ...
Read more