Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay uga mahadcelinaysaa Dowladda aynu walaalaha nahay ee Qatar deeq agabka caafimaad ee loogu talogalay ka hortagga iyo xakamaynta xanuunka safmarka ah ee Karoona feyrus,...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa ku howlan sidii dalkooda dib loogu soo celin lahaa muwaadiniin ku xanibay dalalka Barkistaan ,Imaaradka iyo Turkiga tan markii uu bilaawday cudurka safmarka ah ee afeeyay caalamka...
Read moreDowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadguraysato muwaadiniinteeda in ka badan muddo bil uga xayirnaa howlaha socdaal joojinta la xiriirta la...
Read moreKulanka ay yeesheen guddiga qaran ee ka hortaga cudurka covid-19 oo ahaa qaab muuqaal Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta guud ee lagu sameeyay saameynta uu dalka...
Read moreWasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda sederaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Muqdisho kawada ololaha waxyigalinta ka hortaga cudurka safmarka ah ee covid-19 waaxaana qaar ka...
Read moreHowgal qorsheeysan oo ay kumaandooska xoogga dalka ee danab ka fuliyeen degaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose ayay ku bur buriyeen goob maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ay ku qaadayeen lacago baad...
Read moreBarnaamijka faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho waa barnaamij aan uga hadalno dhacdooyinka ugu waa weyna ee Caalamka ka jira . maalmahaan waxaa diirada ku saaranaa sameeynta cudurka safmarka ah ee...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho