Ciidanka Danab oo weeraray goob ay shir ku lahaayeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada Kumandoska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay iney weerareen degaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe halkaasoo ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab. Saraakiisha ciidamada Xoogga...
Read more