Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga faafinta cudurka Covid-19 oo si adag...
Read moreBarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis xasan Maxamed Laftagareen. 87 xildhibaan oo maanta kulanka soo xaadirtay ayaa...
Read moreSida uu soo sheegaayo weriyaha warbaahinta Qaranka ee ku sugan Caasimada Riyadh ee boqortooyadda Sacuudiga Cali Jaamac Cilmi (Cali-kuus) waxaa xayiraada laga qaaday Xoolaha nool oo ay Soomaaliya u dhoofiso...
Read moreHogaamiyihii xisbiga madax banaanida Turkiga Xaydar Baashi ayaa ku geeriyooday Talaadada maanta dalka turkiga ka dib markii uu afartii maalmood ee lasoo dhaafay u jiifay cudurka dunida dhibaateeyey ee Crona...
Read moreHay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ee Corona Virus ayaa si adag uga digtay awoodda faafitaanka...
Read moreMunaasabad gooban oo lagu dhaarinaayay Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha XFS cabdulqaadir shariif shiekhuna maye ayaa ka dhacday xaruunta guddoonka iyo Guddiyada ee villa Hargeysa. Munaasabada waxaa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho